Berbera Local Government
About us
Dawladda Hoose ee Berbera waa maamulka degmada Berbera ee masuulka ka ah: Qorshaynta iyo horumarinta magaalada Diiwaangelinta dhulka iyo guryaha Ruqsadaha dhismaha Diiwaangelinta ganacsiyada Ururinta canshuuraha degmada Dhalashada, dhimashada, guurka iyo adeegyada bulshada Hirgelinta mashaariicda horumarinta iyo nadaafadda magaalada
